Hey’addaha Oo Loogu baaqey in ay Caawiyaan dadka uu Saameeyey Fatahaada ka dhacdey Xudur.

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan ay yeesheen Gudigga Gurmadka Fatahaadaha Gobolka Bakool iyo dhamaan Hay’adaha Ka shaqeeya Gobolka Bakool ayaa waxaa looga hadlaayey wax looga qaban lahaa fatahaada uu saameeyay dadka ku nool xaafada buulow Degmada Xudur waxaana ka qeyb galay kusimaha gudoomiyaha Degmada ahna gudoomiyaha kuxigeenka degmada , Iskuduuwaha Arirmaha samafalka gobolka bakool, iyo xilidhibaanada golaha degaanka Degmada.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here