Hey’adda SODMA Oo Deeq Raashiin ah u dirtey Degmada Afgooye.

0
6

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SoDMA, ayaa maanta gaadiid wada shixnad gargaar ah waxa ay u dirtay magaalada Afgooye ee gobolka Shabeellada Hoose.

Gaadiidkaan ayaa gaaraya 8-aad gaari, waxaana ay wadaan raashin loogu tala galay shacabka ku nool degmada Afgooye iyo deegaannada ku xeeran kuwaas oo sameen ka soo gaartay fatahaad uu wabiga Shabeelle ka sameeyay halkaas.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Nor War,ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here