Hey’adda Bisha Cas Oo Loogu deeqey Dhul Loogu tala galay in Bulshada Loogu Adeego

0
128

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) injineer maxamed ibraahim xasan oo ka mid ah howl wadeenada hay’adda bisha ayaa waxa uu dhul isga lahaa ku wareejiyey hay’adda bisha cas qeybteeda Magaalada Baydhabo kaasi oo looga adeegi doona bulshada ku nool baydhabo iyo degaanada hoos yimaada.

Munaasbad shahaada sharaf lagu gudooonsinaayey injineer maxamed ibaraahim xasan ayaa waxaa ka soo qeyb galey qaar ka mid ah madaxada hay’adda bisha Cas, shaqalaha bisha cas qeybta mMagalada Baydhabo iyo marti Sharaf kale.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here