Heshiis Nabadeed Oo laga gaarey beelo ku dagaalamey waqooyiga Galgaduud.

0
45

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Waxaa maalmihii la soo dhaafey dagaalo ka dhacayeen deegano ka tirsan Waqooyiga Galgaduud ayaa Heshiis laga gaaray Gudigii Culimada ahaa ee dhexdhaxaadinayay ayaana go’aamo kasoo saaray.

Agaasimaha Arimaha Bulshada ee Wasaarada arimaha Gudaha Galmudug Cabdulahi Shiikh-doon Ayaa warbaahinta iyo Odayaasha u aqriyay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here