Heshiis Nabadeed Oo La dhax dhigay Beelo ku dagaalamay Deegaan ka tirsan Degmada Mahaday

0
32

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Jowhar ayaa lagu qabtay Kulan Heshiis looga Gaarayey Dagaal Beeladyo Dhawaan ka dhacey Hirshabeele oo dhaxeeyay laba Beelood oo walaalo ahaa, kaas oo ay Garwadeen ka ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Hir-shabeele.

Kulanka ayaa waxa ka qeyb-galay Masuuliyiin, Waxgaradka iyo Odayaasha Dhaqanka ee labada Beelood oo dhawaan dagaal ku dhex maray Deegaano ka tirsan degmada Mahaday ee Gobolka Shabeelaha Dhexe.

Warkung Waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here