Heshiis Nabadaeed Horudhac ah Oo laga gaaray dagaal beeleedkii ka dhacay Degmada Qoryoolay

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho wafdigii ka socday dowladda Koonfur Galbeed iyo odayaasha dhaqanka dhinacyadii ku dagaalamay degmada Qoryoolay ee Shabeellada Hoose ayaa laga soo saaray heshiis xabad joojin oo horudhac ah.

Ugu horeyntii waxaa kulankaasi oo dhexmaray wasiiradii ka socday dowladda KGS oo hoggaaminayay wasiirka arrimaha gudaha ka hadlay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka labada dhinac

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here