Heshiis Lagu Horumarinayo Madarsooyinka danyarta Wax lagu baro Oo Muqdisho ka dhacay

0
82

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Heshiiskan ay wada gaareen Culimada Soomaaliyeed iyo Markasu Dacwul islaami oo ka dhisan dalka Pakistan oo madax ka socotey Markaska timid Magaalada Muqdisho waxaana heshiiska dhigaya sidii loo dhisi lahaa Masaajido Jaamacado,Madarasooyin wax lagu baro Carruurta Agoonta, danyarta iyo sidii kaalin wanaagsan loogu qaadan lahaa Arimaha Taakuleyn Bulshada Soomaaliyeed kuwooda daruufeysan.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here