Heshiis Laga gaarey khilaaf ka jiray doorashadii Golaha Deegaanka Degmada Berdaale

0
64

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Odiyaasha dhaqanka degmada Berdaale, qaar ka mid ah bulshada ku nool degmada iyo maamulka degmada Berdaale ayaa kulankaan ka qeyb galay, waxaana sidoo kale goob joog ahaayay masuuliyiin ka socotay maamulka KGS iyo dowladda FDS ayaa Madasha xalinta Khilaafaadka iyo dib-u-heshiisiinta bulshada qeyb kala ahaa.

Odiyaasha dhaqanka degmada Berdaale ee Gobolka Baay oo muhiim u ahaa kulankaan ayaa sheegay in dib u heshiisiintaan in sanado ah la sugaayay maantana ay tahay mid xalkeeda loo fadhiyo.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here