Heshiis laga gaaray Muran dhuleed ka taagnaa xadka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)TGogashaan Nabadeed oo loo fidiyay beelo walaalo ah dhawaan dagaalamay oo la dhex dhigay heshiis lagu joojinayo Colaada Deegaanada Hoostaga Degmooyinka Mahadaay iyo Jalalaqsi, oo ka kala tirsan Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe Ee Dowalad Goboleedka Hirshabelle .

Qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo isu keeney labada dhinac ee Degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ay ku faraxsan yihiin in ay isugu yimaadaan Gogashaan Nabadeed

Warbyhingtung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here