Heshiis Hordhac ah Oo Laga gaarey Dagaal Beeleed Ka dhacay Degmada Diinsoor.

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed iyo Maamulka Degmada Diinsoor ayaa ku guuleystay in heshiis horu dhac ah ay gaaraan labo beelood oo muddo tabashooyin dilal iyo dhawac ah isku qabay.

Odayaasha, waxgaradka labada beelood ee hurgufta ka dhaxeysay, ayaa ugu horeyn sabeen kala qaadatay taasi oo ah in la is cafiyo lana guda galo sidii heshiis dhameystiran loo wada gaari lahaa.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here