Heshiis Hordhac ah Oo la dhax dhigey Beeralay ku dagaalantay Deegaanka Lambar Konton

0
36

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Dib u Heshiisiitan oo Maalmihii la soo dhaafay ka Socotay Deegaanka No.50, ayaa gaban gabadeeda Goobjoog ka ahaa Xildhibaano,Saraakiisha Ciidanka Dowalada, Maamulka Gobolka Shabeelaha Hoose iyo Maamulka Deegaanka Lambar Konton.

Ugu horeyn ayaa waxa goobta ka hadley qaar kamid ah Saraakiisha Ciidanka Dowlada, iyagoo sheegey in ay ka shaqeeyeen sidii ay u soo afjari lahaayeen dagaalada halkaasi ka dhacay waxayna Bulshada ugu baaqeen ilaalinta Nabada Deegaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdylaahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here