Heshiis Bulshada Loogu Gurmanayo Oo lagu kala Saxiixdey Muqdisho.

0
14

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Hay’adda SoDMA ayaa heshiis is afgarad ah la saxiixatey Hay’adda Daryeelka Hooyada iyo dhallaanka (AMUCUBO) oo ah Hay,ad ka shaqeysa Arimaha Daryeelka Hooyada iyo dhallaanka

U jeedka heshiiskaan ayaa ah in labada hay’adood iska kaashadaan sidii ay ugu wada-shaqeyn la hayeen u gargaaridda bulshada Soomaaliyeed, in ay ka saacido ka SoDMA ahaan helista agabka caafimaad ee gurmadka deg-degga ah iyo sidii loo gaarsiin lahaa shacabka Soomaaliyeed, madaama ay hay’adaan si gaar ah uga shaqeyso arrimaha cafimaadka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here