Hay’addaha UN-ka oo kormeeray xarumaha caafimaadka iyo kaamamka Degmada Qansax-dheere.

0
62

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Wafdi uu hogaaminayo guddoomiyaha Degmada Qansax-dhere Abdrisak abdi Ibraahim, G.ku xigeenka arimaha samafalka gobolka baay iyo Sarakiil ka socotay hay’addaha calamiga ah WFP, UNICEF iyo WHO ayaa gaaray Degmada Qansax-dheere si wax looga qabtay xaaladaha bini’aadinimo oo ka jiraan degmadaasi.

Madaxda ka socotay hay’addaha ayaa waxay booqdeen qaar kamid ah IDP-yada, xarumaha cafimadka iyo goobo kale iyadoona wax ka oganayeen xaalada goobaha ay booqashada ku marayeen.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here