Hay’addaha Samafalka Oo Loogu baaqey in ay gurmad gaarsiiyaan dadka ku Barakacay fatahaada.

0
102

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Guddiga Fatahaadaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayaa waxaa uu ka hadlay xaaladaha guud ee KGS iyo sida ay u sameyeen roobabkii todobaadyadii la soo dhaafay ka da’ay KGS kaasi oo geystay qasaaro badan is kugu jiraan naf iyo bur bru hantiyadeed.

Guddoomiye ku xigeenka dhinaca samafalka gobolka Baay ahna xubin ka tirsan guddiga Fatahaadaha KGS Mudane Aadan Xasan oo lahadlaayay warbaahinta ayaa sheegay in shirarkii ugu dambeeyay ay yeesheen guddiga ay kaga hadleen xaaladihi ugu dambeeyay dadka sameeyay roobabka, dadka gar gaarka lagaarsiyay kuwa ubaahan ee weli gaarin iyo baaqyo loo diraayay hay’adaha ka shaqeeya arimaha samafalka eek u sugan KGS.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here