Hay’addaha Samafaka Oo Loogu baaqey in ay gurmad gaarsiiyaan Shacabka ku barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Dhawaan degmooyinka walanweyn iyo Afgooye oo ka tirsan gobolka Sh/hoose waxaa ku soo fatahay daadad xooggan kuwaasi oo barkicyay qoysas badan oo sameyey daadadkaasi, waxaana sidoo kale wax yeelo ka soo gaartay wadada u dhaxeyso Baydhabo iyo muqdisho.

Si arintaasi looga qabto ayaa Guddiga Gurmadka Arrimaha Fatahaada DKGS qabtay kulan degdeg ah oo diirada lagu saarayey ka jawaabista saameynta fataahada Wabiga Shabeele u geystay Degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee Gobolka Shabeelaha Hoose.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here