Hay,addaha Ka shaqeeya Gargaarka Oo Lagala hadlay Caawinta Barakacayaasha KG.

0
69

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Qaabilay ku xigeenka Xog-Hayaha Qaramada Midoobay Arimaha Gargaarka iyo Wafdi uu hogaaminayo oo soo Gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta ku meel gaarka uah Dowladda Koonfur Galbeed

Kulanka Qaabilaada Madaxweynaha oo ay ku Wehlinayeen Wasiiro, Gudoomiyaha Degmada Baydhabo iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada ayaa lagaga hadlay Arimaha Gargaarka, Dib udejinta loo Samaynayo Dadka Barakacayaasha ah iyo sidii Qaramada Midoobay Uxoojin lahayd Arimaha Gargaarka.

Warkung Waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here