Hay’adda Taya dhowrka oo Dekada Muqdisho ku qabatay Koonteenaro ay kujiraan Bur dhacay

0
50

Baydhowy (Raathiyow Arlaathy) Konteenaradan gaaraya ilaa Todobo ay ku jiraan Bur dhacay kaas oo Hay’adda Taya dhowrka ku qabatey Dekada Muqdisho waxaana soo degsadey Ganacsato kaas oo dhibaata ku ah badqabka Bulshada dalka waxayna Hey’addu sheegtey in Burkan uusan gali doonin Gudaha dalka

Maxamuud Cilmi Agaasimaha Waaxda Kormeerka ilaalinta Tayada Badeecadaha Suuqyada Muqdisho ayaa shir jaraa’id ku qabtey Gudaha Dekata wuxuu faah faahiyey Burkan dhacay oo ay qabteen sida ugu suurta gashay.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here