Hay’adda SODMA Oo qoysas barakacyaal ah gargaar ugu qaybisay Degmada Garasbaaleey.

0
24

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Qoysaskan Hay’adda Maareynta Musiiboyinka ee SoDMA Gargaarka u qeybisay oo gaaraya 1,000 Qoys ayaa ku noolaa Degmada Garas baaley Ee Gobolka Banaadir kuwaas oo noolaa daruufo kala duwan dhanka Nolosha waxaana loo qeybiyey Qamadi ay Dowlada Ruushka Soomaaliya ugu deeqdey.

Dadkan Deeqda la gaarsiiyey ayaa waxay ka soo barakaceen dagaalo ay ka dheceen Degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellada Hoose. Kuwaas oo hada ku sugan Kaamam ku yaalo Degmada Garasbaaley Ee Magaalada Mudisho.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here