Hay’adda SODMA oo agab caafimaad ugu deeqday Isbitaalka Madiina.

0
133

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee Sodma ayaa agab caafimaad oo dhameeystiran gaarsiisay isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Agabkaan caafimaad ayaa isugu jiray ogsisijiino, qalabka ay ku socdaan dadka baahiyaha gaarka ah qabo iyo dawooyiin oo loogu talo galay dadka bukaanada ah kuwaas oo kujira isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here