Hay’adda SoDMA Iyo Ganacsatada Dalka Oo Kulan ka yeeshay Furista Sanduuq dhaqaale.

0
74

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Gudoomiyaha Hay,adda Sodma ayaa shir gudoomiyey kulan gaar ah oo ka dhacay xarunta hay,adda Oo ay ka soo qeyb galeen madaxda rugta ganacsiga iyo Masuuliyiin kale.

Ujeedka kulanka ayaana ahaa sanduuq dhaqaalo loogu aruurinaayo gargaarka degdega ah iyo Fatahaadaha ka dhasha roobabka.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadam Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here