Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Soomaalind Oo Deeq Raashin ah u qaybisay 150 Qoys danyar ah

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Maamulka soomaliland oo kaashanaysa Hay’adda IOM ayaa 150 Qoys oo ah dadka Tahriibka ka soo noqday dadlka Liibiya iyo Yemen iyo qaar ka mid ah dadka danyarta ku dhaqan magaalada Hargeysa oo loo qeybiyay Raashiin dhameystiran.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here