Hay’adda NRC oo Maamulka Degmada Baydhabo Ku Wareejisay Qalab Xafiiseed Loogu Adeega Bulshada.

0
358

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Aqabyadan Hey’adda NRC ku Wareejisay Maamulka Degmada Baydhabo ayaa isuga jiray agab Xafiiseed loogu tala galay in Bulshada Loogu Adeego gaar ahaan Waxda dhulalka Farsamada Dowlada Hoose Waxaana Ka mid agabyadaasi Kumbiyuutaro, Mashiinada lagu Daabaco Shahaadooyinka dhulalka,iyo Armaaja lagu keydiyo Dukumintarada

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here