Hay’adda Naafaada Qaranka Oo Magaalada Baydhabo ku daah furtay Barnaamij Lagu ogaanayo xogta dadka Naafada ah.

0
205

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulanka oo ahaa mid ay ka soo qeyb galeen Ururada Naafada Qaranka iyo Kan KGS,Maamuulka Degmada Baydhabo iyo Bulshada Waxaana looga Hadleyay Sidii wax loogu gaban lahaa Baahiyaha Dadka Naafada ah ee ku nool Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here