Hay’adda Mareynta masiibooyinka qaranka oo sheegtay in deeqdii la keenay Baladweyne la qeybin doono.

0
96

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SODMA Maxamuud Macalim Cabdulle, oo ay wehliyaan Agaasimaha guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Hirshabelle Cabdifitaax Maxamed Yuusuf iyo Saraakiil ka tirsan SoDMA ayaa booqday Baqaarada ay ku jiraan Raashin hay’adda ugu talagashay shacabkii Sameynta ka soo gaartay Fatahaada Webiga Shabeelle ka sameeyey gudaha Baladweyn.

Raashinkaan oo ka kooban qeybaha kala duwan ee Raashinka, Daawo iyo dhar ayaa maalmaha soo aadan waxaa la garsiin donaa danyarta dhibaatada ka soo gaartay Fataahada wabiga.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here