Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo Agab waxbarasho ku wareejisay iskuulka Imaamu-Shaafici

0
111

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Mu,asasada Imaamu Shaafici ku wareejisay Agab waxbarasho oo muhiim u ah ubadka Soomaaliyeed ee iskuulkaas wax ku barto.

Agabka xaruntaas hay’adda maareynta gaarsiisay waxaa ka mid ah kuraas, miisas iyo agab xafiiseed.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here