Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo dad danyar iyo barakacyaal u qeybisay hilib udxiyo ah.

0
164

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hay’adda maareynta masiibooyinka qaranka soomaliyeed ee sodma ayaa dad ka badan lix kun oo qoys oo isugu jira barakacyaal dad danyar ah iyo kuwa qaba baahiyaha gaarka ah waxey u qeybisey hilibka udaxyada aydioo lagu guda jira maalmaha ciidul adxa.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here