Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Oo culimada Soomaaliyeed la wadaagtay sida loogu gurman karo dadka ay saameeyeen abaaraha.

0
216

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulankan ay wada yeesheen Hay’adda maareynta Masiibooyinka Qaranka,Culimada iyo Ganacsatada Soomaaliyeed ayaa looga hadlay Arrimaha Abaaraha Dalka iyo Sidii ay Ganacsatada iyo Culimada ay qeyb uga qaadan lahaayeen Gurmadyada loo sameynayo Dadka soo Barakacay ee ku nool xeeryaha barakacayshada Magaalooyinka waaweeyn ee dalka.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here