Hay’adda Maardo oo labo qol oo Teendho ah Degmada Xudur ugu dhistay Qoys danyar ah.

0
559

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulada gobolka bakool, kan degmada xudur iyo masuuliyiin ka tirsan hay’adda maardo ayaa waxey si wada jir ah ay booqasho ugu tageen qoys dan yar ah oo ay ku jiraan carruuur baahiyaha gaarka ah qabaan kuwaasi oo maalmo ka hor warbaahinta lagu sii daayay iyagoo codsanayaan in ay helaan gar gaar bini’aadinimo madaama degmada xudur ay ku yihiin dad barkac ah.

Warkung Waliba niga haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here