Hay’adda IOM Oo KG kala Shaqeyneysa Mashariicda Horumarinta Nabadaynta iyo Cadaalada

0
147

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Kadib markii Xarunta Madaxtooyada KG ay kulan ku qaateen Wafdi ka socday Hay’adda IOM oo uu Hogaaminayey Madaxa Hay’adda IOM ee Soomaaliya David Womble,Isagoo la kulmey  Ku-Simaha Madaxweynaha KG ahna Gudoomiye ku xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka Maxamed Nuur Maxamed, Kulanka oo ay ka qeybgaleen Wasiiro iyo Agaasimaha Guud Madaxtooyada ayaa lagaga hadlay Xoojinta Mashariicda Hay’adda IOM ee ka socda guud ahaan Deeganada Koonfur Galbeed iyo sidii loo Taageri lahaa Mashariicda Nabadaynta, Xoojinta Amniga iyo Cadaalada.

 

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here