Hay’adda ifraax Foundation Oo Magaalada Baydhabo Ka Bilowday Wacyigelin ka Dhan ah Gudniinka Fircooniga.

0
307

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hay’adda ifraax foundation iyo Golobal Media Camping Oo Labadoodaba Ka Howl Gala Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa Waxey Magalada Baydhabo Ku Qabteen Olola Wecyigelineed Oo Ku Saabsan Gudniinka Fircooniga ah.

Ujeedka Wacyigelinta ayaa ahaa Sidii Loo Ciribtiri lahaa Gudninka Fircooniga Waxaana Loo Qabtey Qaar Ka Mid ah Barakacayasha Magalada Baydhabo Iyo Qaar Ka Mid ah Ardeyda Dhigta Iskuulka Sheekh Aweys.

Warkung Waliba niga haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here