Hay’adda Hormuud Salaam Foundatin oo deeq gaarsiisay xarunta Dr Xabeeb Muqdisho.

0
56

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Waxaan deeq raashin ah gaarsiinnay isbitaalka dhimirka Dr. Xabeeb. Deeqdan oo isugu jirta bur, bariis, sokor, iyo saliid, ayaa qeyb ka ah Mashruuca Afurta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, oo raashin iyo deeq lacageed ku taakuleyneyso Shirkada Hormuud Salaam Foundation danyar gaareysa 7,000 oo isugu jirta bukaanno, maxaabiis, naafada Qaranka, qaxooti, iyo dad qaba baahiyaha gaarka ah.

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here