Hay’adda Bisha Cas ee Dalka Turkiga Oo Deeq Daawo ah gaarsiisay Degmada Waajid ee Gobolka Bakool.

0
344

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Deeqdaan ayaa ah mid loogu tala galay in la gaarsiiyo Dadka Ku nool Degmada Waajid oo dhibaato Daawo ka jirtay mudo.

Daawadaan ayaa waxay ka timid Hey’adda Bisha Cas Ee Dowlada Turkiga taasi oo marar badan loogu baaqay Hey’adaha iyo Dowlada in halkaasi Daawo la gaarsiiyo.

Warkan waxaa inoo haya Abdikadir Mohamed Nor Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here