Hay’adda ACF oo qalab ku wareejisay qaar ka mid ah Beeralayda Degmada Xudur.

0
262

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Munaasabad beeraleyda leh Dhul beereedka ku teedsan Degmada Xudur inta badan lagu beera dalagyada qudaarta noocyadood kala duwan ayaa la siiyay solar system oo ah hanaan casriyeeysan oo si fudud looga waraabinayo beeraha.

Warkan waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here