Hay,ada Us-Aid ee mareykanka oo qalab caafimaad ku wareejisay wasaarada caafimaadka XFS

0
325

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Wasiir ku xigeenka caafimaadka XFS Maxamed Saciid Cabdullaahi ayaa qalab caafimaad oo looga hortagayo cudurka karoona faayris waxaa uu kala wareegay Hay,ada Us-Aid ee mareykanka . Muqtaar Yuusuf oo kamid ah masuuliyiinta Hay,ada Us-Aid  gaar ahaan mashruuca Tis+Us-Aid ayaa kawaramaya waxyaabaha uu qalabkan caafimaad ka koban yahay.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiraxmaan Yusuf Xasan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here