Haweenka Warshekh Oo dalbadey helitaanka Qoondada dhismaha Golaha Deegaanka

0
76

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankaan ayaa waxay soo qaban qaabisay wasaaradda arimaha gudaha, dowladaha hoose iyo dib u heshiisiinta dowlad goboleedka Hirshabeelle kaasi oo looga hadlaayay doorashada golaha degaanka oo dhawaan la filaayo in lagu qabtay degmada Warshiikh ee gobolka Sh/dhaxe.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay wasiirka arimaha gudaha iyo dowlaadaha hoose ee Hirshabeelle,wasiirka wasaaradda haweenka Hirshabeelle iyo qaar kamid ah bulsho wenta degmadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here