Haweenka Uurka leh Oo looga digey Halista dhiig baxa uu leeyahay.

0
121

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Inta Badan Dhaqaatirta Soomaliyeed ayaa waxey haweenka waqtiyada ay uurka leeyihiin siyaan talooyin caafimaad oo dan u ah iyaga iyo ubudka ay coloosha ku sidaanba maadama haweenka uurka leh ay la soo kulmaan marxaladooyin kala duwan ilaa laga gaaro waqtiga dhalmadooda ayna u dheertahay foosha xanuunkeeda.

Warkung Waliba nig haayte Mariing mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here