Haweenka Soomaaliyeed Oo Door Weyn Kaga jira Qeybaha Kala Duwan Ee Ganacsiga Dalka.

0
302

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Farxiyo Maxamed waxey ka mid tahay haweenka Magaalada Baydhabo ku iibiyaan alaab macuunta noocyadooda kala duwan mudo sanado ah, waxeyna ka mid tahay dadkii dib ugu soo laabteen dalka soomaaliya kadib markii sanado ay ku soo noleed dalka sacuudiya.

Farxiyo waa hooyo heysata 7 caruur ah waxeyna ku bishaa iibinta alaabtaani waxeyna la nooshahay reerkeeda oo sidoo kale iyaguna ku caawiso lacagta ay ka hesho alaabtaani.

Warbixintan Waxaa inoo haya Siid Cali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here