Haweenka Sameeya Sanbuuska Oo saameyn kala kulmay sara u kaca Saliida Suuqyada Baydhabo.

0
182

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hooyooyin badan oo ku nool Magaalada Baydhabo ayaa sanad kasta marka la gaaro bisha barakeysan ee Ramadaan nolol maalmeedka qoyskooda ka mareeya dubista sanbuuska sida lo sameeyo foolida sanbuuska basle waxaa sanadkaan saameyn ku yeeshay sicir bararka ku yimid qiimaha Raashinka oo laga dareemayo Magaalada baydhabo taa soo caqabad ku noqotay dadka danyarta ah kuwaasi oo aan awoodin in ay ibsadaan Waxayaabaha ay ku afuraan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here