Baydhabo(Radio Arlaadi)-Shaqadan qudaarata waa shaqo aad u adag waxaana qaar ka mid ah haweenka ay ku maareeyaan nolosha qoysaskooda si ay kaalintooda u qaataan, waxaana suuqyada magaalada baydhabo ku badan haween ka kala yimaada xaafadaha magaalada.
Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi