Haweenka Muqdisho Oo baaq nabadeed u direy beelaha ku dagaalamaya Shabeellaha Dhexe.

0
93

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)kulankaan oo ay goobjoog ahayeen qaar ka mid ah haweenka gobolka Banaadir ayaa waxay kaga hadlayeen joojinta colaadaha mudada dheer ka socda degaanada hoos imaada degmada Cadale, waxaana dagaalka u dhaxeya labo beelood walaalo ah oo wada dega agagaarka cadale ee gobolka Sh/Shaxe.

Qaar kamid ah haweenka is kugu yimid kulanka ayaa waxay ugu baqeen beelaha ku dagaalamaya degaanada hoos yimaada cadale in ay si deg deg ah u joojiyaan dagaalka, waxayna sidoo kale dowladda FS ugu baaqeen in fara galin lagu sameeyo dagaalkaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here