Haweenka Magaalada Baydhabo Oo lagala hadlay Horumarinta Amniga Magaalada.

0
90

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Kulanka Ayaa waxaa looga Hadley Sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta laamaha Amnaanka iyo Bulshada Qeybahooda kala duwan ee Magalada Baydhabo gaar ahaan Hooyooyinka Magalada ayaa lagu Wacayigeliyay sidii Ay uga qeyb qaadan lahaayeen Amniga iyo Nadaafada Magalada.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here