Haween la nool isku-furanka Oo Takoor kula kulmaya Xerada dhadhaab.

0
16

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Haweenka ku dhaca isku furanka ayaa inta badan waxay la kulmaan dhibaatooyin badan oo saameyn ku yeesha noloshooda sida Furiin ay kala kulmaan ninkii qabey iyo Bulshada inteeda kale sidoo kale xaalade nafsiyan ah.

Xerada dhadhaab waxaa jira Haween badan oo la nool isku furanka hadana Bulshada takoor kala kulma iyagoo dareemaya dhibaatooyin badan.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here