Haweenka Ku Ganacsada Iskuulada Baydhabo Oo Shaqadooda Dib U Bilowday Xayiraadii Karoona Kadib.

0
341

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Dumarka Soomaaliyeed ayaa Waxay Door Muhiim ah Ka Geystaan Daboolida Baahida Qoysaska ayagoo Siyaabo Fara badan ku shaqeysta Si Nolosho Qoyskooda U Maareeyaan.

Iskuulada Dalka Ku Yaala Gaar ahaan Magalada Baydhabo Waxaa Ku Shqeysta Dumar Fara Badan Ayagoo Ardeyda Ka iibiyo Xiliyada Bareegga Jalaatada Sanbuuska Baajiyada IWM.

Warkan waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here