Haweenka Kismaayo Oo loogu baaqey in ay ka qeyb qaataan Nadaafada Deegaanka.

0
91

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Horumarka iyo dib u soo celinta bilicda Degmada Kismaayo ayaa waxaa kaalin mug leh ka qaadanaya ururka haweenka iyadoona si joogta ah u dar-dar galiya nadaafadda wadooyinka.

Gudoomiyaha ururka haweenka degmada Kismaayo Faadumo Maxamed Cabdi oo ka hadlaysay kaalinta ay haweenka ay ka qadanaya arimaha bulshada ayaa sheegtay in ay tahay mid muhiim u ah degaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here