Haweenka Kismaayo Oo loo tababarayo ka mid noqoshada Hogaamiyaasha Siyaasadda

0
94

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tababarkan ayaa inta uu socdo Haweenka lagu bari doono sidii ay uga mid noqon lahaayeen Hogaamiyaasha Siyaasada Mustaqablka maadama Haweenka ay aad uga yar yihiin Hogaamiyaasha siyaasada dalka inkasta door muuqda ay ku leeyihiin dhinaca Siyaasada.

Wasaarada Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Jubaland ayaa soo qaban qaabisey Tababarkan sidii Haweenka loo bari lahaa Xalinta Khilaafaadka Nabada iyo Doorkooda Hogaaminta Siyaasada dalka kaasi oo socon doona mudo sedex Maalin ah.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here