Haweenka Ka Shaqeeya Xaruumaha Caafimadka Baydhabo Oo Door Muhiim ah Ka qaadaneya U adeegida Bulshada.

0
433

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Magaalada Baydhabo oo ah xarunta gobalka baay ayaa ku soo badaneyaa hawenka ku shaqeya naarsinka ayadoo inta badan ay qaban jiraan shaqadan raga balse waayadaan dambe waxaa jira gabdho badan oo ka shaqeeya cisbitaalada, marka loo eego shaqadan aya lagu arki jirey xarumaha caafimaadka gabadho aad u yar.

Warkan Waxaa inoo haysa Raxma Salaad Abdullahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here