Haweenka Ka shaqeeya Nadaafada Magaalada Mandera Oo ka Cabanaya Mushaar La,aan.

0
30

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Haweenka ka shaqeeya nadaafada Magaalada Mandheera ayaa ka cabanaya xiligaan Mushaar la,aan ay marar badan la kulmeen iyagoona maamulka ismaamulka mandheera ay sheegeen in si joogto ah mushaar u siinin iyaga

Haweenkaan banaanbaxa sameeyey ayaa waxaa ay sheegeen in mudo shan bilood ah wax lacag ah uga imaan dhanka ismaamulka mandheera iyagoona sheegey in mudadaasi ay wadeen shaqadooda laakiin hada aysan awoodin in ay sii wadaan

Warkung waliba nig haaye Mohamed Aadan Wadani 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here