Haweenka Ka Ganacsada Shaaha Oo Suuqyada Magaalada Baydhabo ku soo Badaneya.

0
562

Baydhabo(Radio Arlaadi)-Hooyooyin badan waxey u istaageen sidey u buuxin lahaayeen boosaska hooyo iyo Aabe ee dhanka reerka si ay u maareeyaan noolasha qoyskooda waxey bilaaween ganacsiyo kala duwan waxaana qeyb ka ah ganacsigaasi iibinta shaaha kaasi oo marka aad dhax martida magalooyinka ku arkeysid goobo badan oo ay yaalaaan tarmuushiyada shaaha ,magaalooyinkaasi ayaa qeyb ka aha degmada beydhabo ee xarunta gobolka baay .

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here