Haweenka ka ganacsada Kalluunka Oo Tababar uga Furmey Magaalada Garoowe.

0
81

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasiirka kaluumaysiga iyo khayraadka Badda Puntland ayaa Magaalada Garowe tababbar uga furay qaar ka mid ah haweenka ka ganacsada kalluunka iyo kuwa hada loo tababaraayo habka loo sameeyo iyo habka loo qalajiyo kalluunka ee ku sugan meelaha ka baxsan xeebaha.

Ujeedada tababarka ayaa ah in kor loo qaado fahamka faa’iidada Cunista kalluunka dadka Reer Puntland ee ku nool dhulka ka baxsan xeebaha .

Warbyhingtung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here