Haweenka ka Ganacsada dharka ee Degmada Dhoobley oo saameyn ku yeelatay Abaarta

0
129

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Haweenka ka ganacsada Iibinta Dharka Bacadlaha ee Magaalada dhobley ayaa sheegay in saameyn ay abaartu ku yeelatay Ganacsigooda iyagoo sheegay in dadka Tuluuyiinka ka imaan jiray ay Abaarta Darteed u yaraadeen
Qaar kamida haweenka ka ganacsada Iibinta dharka ayaa shegay inay samayn ku yeelatay ganacsigooda abaarta ka jirta dalka.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here